5 MEELOOD ILMAHA DAREENKOODA LAGA KORIYO.

Waxaa daruuri ama muhiim ah inaan daryeelno ilmaheena korintooda qaasatan ama GAAR ahaan markay Yaryaryihiin. Waxaan ka fiirinaynaa 5meelood oo ay wax ka dareemaan.

Maxeey yihiin?

ARAGA, TAABASHADA, MAQALKA, URINTA IYO DHADHANKA.

Markasta ooy intaas isticmaalaan markasta ooy aduunka wax ka bartaan.

SIDEE U BAREE?

Waqtiga casariyada ama snack time oo Kale Baat waxaad karinaysaa bataatis biyo Ku Kari kabacdina burburi markuu qaboobo miiska usoo dhig weel balaaran oo nadiif ah u soo Saar faraha kasoo dhaq marka cunugaaga taabo dheh waa ok haduu cuno adigana taabo tus hakaa arko

Dheh alah waa soft ama jileec woow waa caraf dheh. Halkaas wax buu kabaranaayaa waydii Su’aalo Ku saabsan bataatiska, tusaale muxuu dareemaa TAABASHada muxuu arkaayay?sidee buu u urnaa? Sidee buu u dhadhamaa iyo maxaad maqashaa, waxkast wax ka waydi.

Leave a comment