SIDEE U SOOSAARTAA ILMO AQLI BADAN.

Ilmaha waagii Hore waxaa loo maleeyn jiray kuwa aan wax garaneeyn, waxaa la’aaminsanaa inay intay hadlayaan wax wayn Ku fakari Karin. Balse Hada waxaa la’ogaaday markuu Yar yahay oo wali hal Sano gaarin ay lasocdaan waxa agagaarkooda ka dhacaya, Matalan hadii lasku qayliyo wuu ogyahay Sidoo Kale wajiga hadaad u kaduudid iyo hadaad u faraxdid wuu ogyahay. Ogow hadii aad ilmaha isku xirantihiin sida in … Continue reading SIDEE U SOOSAARTAA ILMO AQLI BADAN.

KORINTA IYO ADKAYNTA JIRKA CARUURTA.

CORINTA jirka ilmaha waxay ka bilaamaan markay jiraan Lix bilood. Sidaas awgeed waxaan u samaynaynaa jimicsi ciyaarta da’diisa munaasabta ama Ku fiican Ayaan usamaynaynaa. Sidee ayuu Ku heli karaa? Waa in uu haysto ( space) ama dhulwayn oo uu isku gedgadin karo kuna gur guuran karo,sababtana waxay tahay waxay jecelyihiin in wax kasta ay soo qabsadaan Sidoo Kale waxay ka helaan waxa dhaq dhaqaaqaaya, hadaad … Continue reading KORINTA IYO ADKAYNTA JIRKA CARUURTA.

5 MEELOOD ILMAHA DAREENKOODA LAGA KORIYO.

Waxaa daruuri ama muhiim ah inaan daryeelno ilmaheena korintooda qaasatan ama GAAR ahaan markay Yaryaryihiin. Waxaan ka fiirinaynaa 5meelood oo ay wax ka dareemaan. Maxeey yihiin? ARAGA, TAABASHADA, MAQALKA, URINTA IYO DHADHANKA. Markasta ooy intaas isticmaalaan markasta ooy aduunka wax ka bartaan. SIDEE U BAREE? Waqtiga casariyada ama snack time oo Kale Baat waxaad karinaysaa bataatis biyo Ku Kari kabacdina burburi markuu qaboobo miiska usoo … Continue reading 5 MEELOOD ILMAHA DAREENKOODA LAGA KORIYO.

ILMAHA XANAAQA BADAN.

Sahal Maha cunug aan Ku maqlaynin hadana Ku dhibaayo ilmaha Kalama dhibaayo si aad ula macaamishid. Lakiin ugu horeeyn waad saacidaysaa. Maxaad kusaacidaysaa waad u fiirsanaysaa, maxaa haayo badelkii aad xanaaqiisa iyo qayladiisa u fiirsanlahayd waxaad fiirinaysaa muxuu samaynaa? Taas waxaad ka dhex arkee waxa Haya goormuu xanaaqaa? Maxaa dhibaayo? Ilmaha siyaabo badan Bay u xanaaqaan waxaa kamid ah inuu dareemo cadaalad daro Matalan walaashiis … Continue reading ILMAHA XANAAQA BADAN.

KAlSOONIDA ILMAHA.

ILMAHA hadayna KAlSOONIDA haysanin waxay saamaynaysaa ama wax u dhimaysaa noloshooda danbe iyo tan hada ah dhib ayay Ku noqonaysaa naftoodana iskuma arkaayo inuu ama inay ficantahay. Cunugu markuu Jiro sanad iyo lixbilood ayuu waxkast Ku ogaadaa SIDA qiimihiisa, qiimihiisana waxuu kabaranaa Dadka say ula dhaqmaan ama ay uqiimeeyaan waxay haystaan fikrad cad. Sidaas daraadeed ula dhaqan soda ugu fiican. Dhiiri Gali,taageer dareenkiisa ama dareenkeeda,ka … Continue reading KAlSOONIDA ILMAHA.

SIDA ILMAHA WAX LOOFAHAMSIIYO

ILMAHA markay yaryihiin waxay u baahanyihiin in lala sheekaysto oo sidii qofwayn ula sheekeysatid Isla markaasna si aayar aayar ah wax ugu sheegtid, sababtoo ah hadal badan markaad dhahdid oo isku xiga maskaxdiisa ama maskaxdeeda maqabanayso mana fahmayaan taasna waxay u keenaysaa jahwareer sababtana waxay tahay maskada ILMAHA oo yar. Mitaal ahàan anaga somalideena hadii cunuga xoogaa Yar soo Koro waxaan wax ku fahansiinaa qaylo … Continue reading SIDA ILMAHA WAX LOOFAHAMSIIYO