CORINTA jirka ilmaha waxay ka bilaamaan markay jiraan Lix bilood.
Sidaas awgeed waxaan u samaynaynaa jimicsi ciyaarta da’diisa munaasabta ama Ku fiican Ayaan usamaynaynaa.
Sidee ayuu Ku heli karaa?
Waa in uu haysto ( space) ama dhulwayn oo uu isku gedgadin karo kuna gur guuran karo,sababtana waxay tahay waxay jecelyihiin in wax kasta ay soo qabsadaan Sidoo Kale waxay ka helaan waxa dhaq dhaqaaqaaya, hadaad damacdid inaad alaabta Lagu ciyaaro u soo gadid soo iibi kuwa sharqama ama ciya waxay kabaranayaan sida Matalan xayawaanku uqayliyo haday ahaan leheed faras, mukulaal, shinbirta. Ogoow udhaq dhulka IYO toyga si aad iyo aad ah u fiican maalin kasta ugu daadi dhulkii oo nadiif ah
Xoogaa Yar oo micno lahayn ka fogee u fiirso wuu fakarayaa waxuu isticmaalaa ama ay isticmaalee maskaxdeeda ama maskaxdiisa kadibna waxaa u soo baxaysa sidii uu Ku tagi lahaa oo ah inuu isticmaalo jirkiisa.
Markale waxaad samaysaa biyo xoga Yar Diran ayaad weel xoogaa wayn Ku shibaysaa cunuga dhabtaada ayaad saaree biyaha ayaad gacmaha u galinee waad tusee sayri Weelka dhexdiisa gacmahaaga biyaha Ku soo qaad hadana Ku celi.
Markasta oo uu sii Koro badel ciyaarta.

Markuu iskoolka waqtigiisa gaaro waxuu noqonaa insha alaah cunug isku dheelitiran ( balance) aan dhicdhicin, xoog lex maskax Dagan Leh markuu ciyaalka iskoolka ladheelayo Matalan,
Kadhawlaynta halka lug Lagu boodayo, rablaynta (skip) sibibaxashada (slide) iyo inuu ordo. Intaas cabsi Kama qabaysid ileen horey BAAD ugu soo dadaashaye.
