SIDEE U SOOSAARTAA ILMO AQLI BADAN.

Ilmaha waagii Hore waxaa loo maleeyn jiray kuwa aan wax garaneeyn, waxaa la’aaminsanaa inay intay hadlayaan wax wayn Ku fakari Karin. Balse Hada waxaa la’ogaaday markuu Yar yahay oo wali hal Sano gaarin ay lasocdaan waxa agagaarkooda ka dhacaya, Matalan hadii lasku qayliyo wuu ogyahay Sidoo Kale wajiga hadaad u kaduudid iyo hadaad u faraxdid wuu ogyahay.

Ogow hadii aad ilmaha isku xirantihiin sida in aad u heesto waxay ka saacidaysaa inuu wax xasuusto, xasuusta ayay u kordhinaa

Inaad sheeko u akhrisid,iyo ilmo uu la ciyaaro inaad u heshid markast uu cunugu uu barto wax yaalaha aasaasiga ah sida midabada (colours) wax akhriska iyo xaruufta (alphabet) midaas waxay u keenee in uu noqdo mid hal abuur Leh oo fakara.

Mida Kale, waaridka waa in aad ka fiirsatid meesha aad dagaysid waa meel sidee ah? Ciyaalka ilmahaaga la ciyaarayaan ma ilmo badqabaa?

Si fiican UGA fiirso ama ka EEG inta saamaynta Ku yeelanaaya ilmahaaga

Ma fiicanyihiin dadkaan?

1, waaridka

2,deeganka aad dagantahay

3, qaraanabada

4, saaxiibada

5, skuulka ardayda

6, macalimiinta ka dugsiga iyo skoolka

Intaas haday fiicanyihiin waxaa soobaxaya qof wanaagsan marka dhinac kasta Laga eego.

Leave a comment