ILMAHA hadayna KAlSOONIDA haysanin waxay saamaynaysaa ama wax u dhimaysaa noloshooda danbe iyo tan hada ah dhib ayay Ku noqonaysaa naftoodana iskuma arkaayo inuu ama inay ficantahay.
Cunugu markuu Jiro sanad iyo lixbilood ayuu waxkast Ku ogaadaa SIDA qiimihiisa, qiimihiisana waxuu kabaranaa Dadka say ula dhaqmaan ama ay uqiimeeyaan waxay haystaan fikrad cad. Sidaas daraadeed ula dhaqan soda ugu fiican. Dhiiri Gali,taageer dareenkiisa ama dareenkeeda,ka warqab markasta
Xiriirka fiican oo adiga iyo ILMAHA leedihiin waxuu keenaa kalsooni.
Kalsooni darada waxay keentaa inuu cunuga markuu waynaado diirada saaro fashikiisa badelkii guushiisa dhibaatada ayuu u fiirsadaa badelkii daxadiga (challenge)
Sidee ugu abuuree kalsoonida inteey yaryihiin
1, markaad lahadlaysid meelkale ha fiirin.
2, su’aalo waydii sug intay kaaga jawaanayaan.
3, waa inaad ixtiraamto
4, markaad lahadleeysid iska hoosaysii

5,. Dhiiri Gali oo u sacbi markuu sameeyo wax fiican si uu markasta wax fiican u sameeyo.
