SIDA ILMAHA WAX LOOFAHAMSIIYO

ILMAHA markay yaryihiin waxay u baahanyihiin in lala sheekaysto oo sidii qofwayn ula sheekeysatid Isla markaasna si aayar aayar ah wax ugu sheegtid, sababtoo ah hadal badan markaad dhahdid oo isku xiga maskaxdiisa ama maskaxdeeda maqabanayso mana fahmayaan taasna waxay u keenaysaa jahwareer sababtana waxay tahay maskada ILMAHA oo yar. Mitaal ahàan anaga somalideena hadii cunuga xoogaa Yar soo Koro waxaan wax ku fahansiinaa qaylo iyo dil markà taas waxy keenee in cunugu kaa cabsado

Wax kastana kaa qariyo markuu kaa qarsado waxuu raadsanaa qof maqla markuu xoogaa koro

Leave a comment